COVID-19: Argagax ka taagan Maraykanka & dhimashada oo tiro beeshay (Sawirro)

Waxaa sare u sii kacaya dadka u geeriyooday cudurka Covid-19 caalamka oo dhan, waxayna xilligan gaareen in ka badan 72,000 qof iyadoo dadka uu soo ridanay ay saacad kasta sii kordhayaan. Dadka u dhintay Coronavirus 75% waxay ku noolaayeen Yurub, laakiin Mareykanka oo xaaladiisu ka sii dareyso ayaa dadka cudurka u dhintay waxay ku dhow … Continue reading COVID-19: Argagax ka taagan Maraykanka & dhimashada oo tiro beeshay (Sawirro)